Haylaan region

The current holders of the Puntland regional football tournament ,Haylaan region football team gets new manager for the up coming tournament. he has been winning cups in Ethiopia and long may it continue in sha Allah.
 
Thanks sxb , in sha Allah Highland guul 😁.
Highland and Bari are in the same group, they are also playing first match in that group looking forward to it as im also from Bosaso they are my team.All the best to all teams .
 
239497392_548325893101142_2837629064822176956_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo kaashanaysa Hay’adda Unicef waxa ay Degaanka Wardheer ee Gobolka Haylaan ka hirliyeen ceel biyood cusub oo ay bulashada degaanka iyo reer guuragu ay ka faa’idaysteen, waxa ayna ka mid ahaayeen balanqaadkii uu Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Danni in bulshada Puntland lagaarsiyo biyo ku filan.
Wakaladda horumarinta biyaha puntland waxa ay dadaal ugu jirta sidii degaanada Puntland u heli lahaayen biyo ku filan.
= DHAMAAD =
XAFIISKA WARFAAFINTA WAKALADDA HORUMARINTA BIYAHA PUNTLAND .

 

Trending

Top