Gudoomiyaha Guud DM Gobolka Gedo oo cabasho Ka ah maamulka cusub loo dhisey Gedo .

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Gadoomiye Adan Macalin Gudoomiyaha Guud DM Ee Gobolka Gedo oo si cadho leh uga hadlay, Maamulka beeledka uu #AhmedIslamAhmedMadobe usoo dhisay gobolka gedo .

Ugaaska oo hdlkiisa wato ayaa wuxuu sheegay inusan qaadan doonin oo na yeeli doonin dulmiga guracan ee lagu haayo DM
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
"DM Bardheere, Dollow, Buur dhuubo waa iney u dagaalamaan sida kuwa luuq jooga waqtigeeda na hada ayaa la jooga"

Axmadey Dholomeey oo ah Mujaahid u dhashey Beelaha DM oo Dhiirigelin iyo Buraarujin hawada u soo mariyey

Asigo sheegay in beelaha DM Ee Gobolka Gedo ay waajib tahay iney xaquuqdooda u dagaalamaan..
 

Latest posts

Top