Galmudug and DDSI with Ethiopia central gov representatives hold talks in Jeed DDSI

Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) iyo guddoomiyaha degmadda Caabudwaaq ayaa ka qeyb galay Shir nabadeed oo udhaxeeya masuuliyiin iyo saraakiil ka socotay dowlad deegaanka Soomaalida iyo Federaalka Itoobiya iyo odoyaal iyo waxgarad ka socday degmadda Balanballe oo kadhacay qabalaha Jeed ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Masuuliyiinta dowlad deegaanka ayaa waxgaradkii ay lakulmeen u sheegay in ay keenaan hub ay sheegeen in laga furtay ciidanka Liyuu Booliis shacabkana ay dib u soo laabtaan, Waxaana lagu balamay in berri la isku soo laabto.

Waxaana sidoo kale goobta kusugnaa taliyaasha booliiska degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanballe, qurba joog iyo masuuliyiin kala duwan.
1695231492984.png
1695231509486.png
1695231524098.png
1695231537117.png
1695231640616.png
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
The Ogaden native community of JEED need to get their fair representation in Balanbale woreda
Jeed is Rer Dalal Ugaas ama Bah Ogaden iska dheh they are Rer Dalal, Maxamuud Gulled and Sharmake Rooble. Waxaa labaad ku ah Bah Hawiyo Rer Nuur, Rer Koshin. All of these niggas are Rer Diini by the way Gumcadle border Rer Diini but nowhere near Jeed, our border is Caleen.

1694815980604-png.293729



This meeting is happening because Jeed is peaceful infact all the Dalal Ugaas lands are peaceful you can hold meetings there.
 

johnsepei5

Head of Somalia freemasonry branch
Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) iyo guddoomiyaha degmadda Caabudwaaq ayaa ka qeyb galay Shir nabadeed oo udhaxeeya masuuliyiin iyo saraakiil ka socotay dowlad deegaanka Soomaalida iyo Federaalka Itoobiya iyo odoyaal iyo waxgarad ka socday degmadda Balanballe oo kadhacay qabalaha Jeed ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Masuuliyiinta dowlad deegaanka ayaa waxgaradkii ay lakulmeen u sheegay in ay keenaan hub ay sheegeen in laga furtay ciidanka Liyuu Booliis shacabkana ay dib u soo laabtaan, Waxaana lagu balamay in berri la isku soo laabto.

Waxaana sidoo kale goobta kusugnaa taliyaasha booliiska degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanballe, qurba joog iyo masuuliyiin kala duwan.View attachment 294835View attachment 294836View attachment 294837View attachment 294838View attachment 294839
tiny lip amhara spotted
 

Trending

Latest posts

Top