Galdogob District + Tuurdibi Dry Port and Customs Development

Galdogob Hospital Expansion and Refurbishment
FB_IMG_1643540857521.jpg
FB_IMG_1643540844023.jpg
FB_IMG_1643540991528.jpg
FB_IMG_1643540998635.jpg
 
Garacad-Gaalkacyo-Galdogob aka the "3G" road will transform Mudug Insha'Allah.
Meeting held today

Warbixin:- Wadada isku xirta Garacad, Gaalkacyo iyo Goldogob (wadada-3G). Waxaa maanta ka dhacay Garowe kulan lagu soo bandhigayey qiimayntii lagu sameeyey wadada isku xirta Garacad, Gaalakacyo iyo Goldogob "3G".
Kulanka bandhiga wadad 3G ayaa waxaaa soo qayb galay, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud ee Puntland, Gudoomiyaha hay"adda wadooyinka Puntland ee PHA, Madaxda Shirkadda Wadaagsan, Gudoomiyaha Degmada Galkacyo. iyo Engneeradii Shaqadda wadey.
Qiimayntan waxaa sameeyey oo soo badhigay Machadka daraasaadka iyo cilmi baarista Ee KAAD.

Screenshot 2022-02-25 at 23.38.26.png
 

OGx3

Maa ana waalan mise cadan baa laga heesayaa?
Small steps in the right direction. Need more manufacturing so we aren’t just getting cheap Items being imported and killing local manufacturing. Just need security and international companies will take adavantage of our young population and many ports and we can be new Asia
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waxaa Maanta Safar Shaqo nagu soo gaaray Dagmad Galdogob Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Deegnaanka Dowladda Puntland Mudane Ahmed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaan Mudane Abdulaziiz.
Waxaan dhagax-dhignay Xarun Bulsho oo loogu talagalay Wacyigalinta Muhiimadda ay leedahay Ilaalinta Deegaanka,Daaqa iyo Duurjoogta
Dhismaha Xaruntan ayaa la bilaabi doonaa Maalmaha soo socda inshaa Allaaah.













 

OGx3

Maa ana waalan mise cadan baa laga heesayaa?
Nice building new center helps keep community strong. Wish they would do something about the sand everywhere. Gotta be something that can grow there as I see bits of grass
 

OGx3

Maa ana waalan mise cadan baa laga heesayaa?
Lol this tragic, looks like something narcos in amazon jungle would build
 

Trending

Latest posts

Top