Al-Shabaab oo Hiiraan ku toogatay 20 QOF, kadibna gubtay gawaari ay la socdeen
Beledweyne (Caasimada Online) - Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka aroortii hore kooxda Al-Shabaab ay weerar dhabagal ah ka fulisay qaybo ka mid ah gobolkaasi oo dhaca bartamaha dalka Soomaaliya, kaas oo sababay khasaare xoogan. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay halka...
www.caasimada.net