The Midlands
VIP
Kulan dhex marey xildhibaanada Hiiraan iyo Pm xamza ayay u sheegeen inuu isbaarist Guudlawe qas ka wado Hiiraan oo aan gacanta loo galin karin wixii hiiraan lleedahay asagoo raba inuu igu sawir ku galo fatahaada Hiiraan si uu ugu qaraabto. Sidee kale Waare ayaa Dabageed beesha caalamka toos ugu xirey inuu asaga toos hiiraan wakiil uga yahay
Xassan Shiikh wuxuu dhahay xukuumada fasax aad u tihiin iyo beesha caaamka dameeradii i dhaleen shir mee kale laga soo abaaulay oo loo wakiishay dameerka professor ku sheega xassan la dhoho ayaa la iiga horkeenay marka aniga toos uma garaaci karee xamsa u mara
Xassan Shiikh ayaa ciidan hiiraan laga keenay ku xasiliyay cawaanta waqoyiga Xamar degta ee uu ka soo jeedo guudlaawana dhawaan uu ka tuuri doonaa hirshshabelle
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle iyo Xildhibaannada Federaaalka ee kaso jeedo Gobolka Hiiraan ayaa kulan muhiiim ah la yeeshay Ra"isul Wasaaraha XFS Md Hamza Abdi Barre
Masuuliyiinta ayaa RW Hamza kala hadlay Xasilooni la"aanta siyaasadeed ee ka taagan Hirshabelle , Xaaladaha fatahaad ee ka jiro Beledweyne iyo sidi xal deg-deg ah loogu heli lahaa Howlaha isku xerka hey"adaha gurmadka ah
RW Hamza ayaa ballan qaaday inay si degdeg ugu jawaabi doonto Xukuumaddiisa xaaladda adag ee ka taagan Gobolka
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka qeybna ka yahiin xildhibaannno heer qaran ah ayaa la filayaa inay gaaraan Beledweyne islamarkaana ay u diraan Gar-gaar degdeg ah si loogu samata baxiyo dadka Deegaanka .