Xubnihii Gudiga Dastuurka ku metelayey Digil iyo mirifle ayaa isaga Baxay Shirka Gudiyada Dastuurka oo Muqdisho ka socda.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Xubnihii Gudiga Dastuurka ku metelayey Digil iyo mirifle ayaa isaga Baxay Shirka Gudiyada Dastuurka oo Muqdisho ka socda

Xubnaha Koonfur Galbeed ku metelayey Gudiga ayaa Cadeyey in Qodobka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku Xigeen ku qornaa Dastuurka Beri ay ansixin lahayeen Baarlamaanka, iyadoo la bedeley oo si hoose ah laisugu raacay in Raisul Wasaaraha Xilka uu ka qaadi karo Madaxweynaha uuna Magacaabi karo, Taas oo Hoos Udhigaysa Kursiga lagama Gudbaanka ah ee Afhayeenka Baarlamaanka oo ku Shabadaysan Digil iyo Mirifle.

Raga Ina meteley waad mahadsantihiin
 

cow

VIP
That's where they get bribe money. So the useless MPs voting for the bunker president unanimously getting rid of PM at any time would impact their pockets.

But ulusow will do a fake hand count and will pass it like that.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Xubnihii Gudiga Dastuurka ku metelayey Digil iyo mirifle ayaa isaga Baxay Shirka Gudiyada Dastuurka oo Muqdisho ka socda

Xubnaha Koonfur Galbeed ku metelayey Gudiga ayaa Cadeyey in Qodobka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku Xigeen ku qornaa Dastuurka Beri ay ansixin lahayeen Baarlamaanka, iyadoo la bedeley oo si hoose ah laisugu raacay in Raisul Wasaaraha Xilka uu ka qaadi karo Madaxweynaha uuna Magacaabi karo, Taas oo Hoos Udhigaysa Kursiga lagama Gudbaanka ah ee Afhayeenka Baarlamaanka oo ku Shabadaysan Digil iyo Mirifle.

Raga Ina meteley waad mahadsantihiin
Qoslaya wants to be sure all PM became like marxuum, if he stand against him to be fired.
 

Trending

Top