Xog: KHEYRE oo hal sabab uga aamusan kiiska IKRAAN
Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo sidoo kale ka mid ah Murashaxiinta Muacaaradka ayaa ah siyaasiga kaliya ee aan ilaa hadda ka hadlin kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo dilkeeda lagu tuhmayo hay'ada sirdoonka Soomaaliya. Su'aalo badan ayaa...
www.caasimada.net