Xildhibaan Xidig: "Axmed Madoobe ayaa i qarxin rabbe!

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan Musharixiinta Jubbalanad ayaa ka hadlay Qaraxii laga bixiyey gurigiisa gadaashiisa.

Xildhibaanka ayaa sheegay inay Qaraxaas meesha soo dhiggeyn Ciidamada Maamulka Jubbaland ee uu hoggaaminayo Axmed Madoobe isla markaasna ay aheyd shirqool isaga loo dhigay.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu Xildhibaan Xidig soo dhigay Bartiisa Facebook:

Asc: Dhamaan Umada Muslimiinta Gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed Ramadaan Mubaarak:

Ilaahay mahadii waxaa fashilmay fal wuxushnimo ah oo ay maleegeen shakhsiyaad Xukun madax maray:

Waxaa hubaal ah In Qaraxa lagu diyaariyay ama la keenay guriga Askariga ilaaladeyda kamidka ahaa loo soo waday guriga aan ka degenahay maagaalada Kismayo:

Sidoo kale baadhitaan kadib waxaa muuqatay in Qaraxa aan laga keenin lagana soo Abaabulin meel ka baxsan Gudaha Kismayo:

Cadeynta ugu xoogan ee tilmaameysa raadka halka Qaraxu ka soo jeedo ayaa muujineysa sida dhibka yar ee ay u xanbaarteen Qaraxii oo aan lala socodsiinin heyadihii Amniga ee Jubaland iyo Ciidamada u tababaran Kala furida Qaraxyada Taasoo lagaga hortagayo In Heyadaha Amnigu ay baadhitaan ku sameeyaan:

Sida maanta dhacday oo kale way adag tahay In Qarax meel lagu diyaariyay Qof u yimaado oo gaadhiga iska saarto iyadoo aanay ciidamada u tababaran hubinin In Qaraxa la kala furay:

Falka maanta ayaa muujinaya In ragii meesha ku diyaarsaday ay Dib u qaateen kadib markuu ka fashilmay.

Qaraxa ayaa la xaqiijiyay inuu Qaatay oo Gaadhigiisa saartay mid kamida Saraakiisha ilaalada Madaxtooyada Jubaland:

Dhinaca kale waxaa magaalada kismayo si xawli ah uga socda shirar, Shirqoolo iyo Abaabulo lagaga soo horjeedo murashaxiinta Madaxweynaha Jubaland iyo Odoyaasha Dhaqanka ee Rasmiga ah:

shirqooladan waxaa hormuud u ka ah shakhsiyaad xilal ka haya Maamulka Jubaland iyo kuwo xilal ka haya goloyaasha Federaalka oo hada kismayo ku sugan:

Umada soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka indhaha ha ku hayaan falalka iyo shirqoolada kasocda Kismayo:

Isbedel Doonka Jubaland Waxaan usoo jeedinayaa inay ilaaliyaan Amniga Iyo Midnimada Jubaland, sidoo kale waxan usoo jeedinayaa inay laban laabaan Kacdoonka Isbedel doonka Jubaland:

Dhamaan taageerayaasha gudaha iyo dibada Waxaan idiin xaqiijinayaa inaan marna nala cabsi gelineynin kuna taaganahay jidka isbedel doonka cid is hortaagi kartaana jirin (inshaalaah):

Heyadaha Amniga ee Jubaland, Heyadaha Amniga ee Federaalka iyo Ciidamada Amisom Waxaan ka codsanayaa inay baadhitaan degdeg ah ku sameeyaan Falkan:

Jawaab degdeg ahna ka bixiyaan;

Amaana Alaah:

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig

Once a terrorists always a terrorist!
 
Why did u say Once a terrorists always a terrorist! @Ferrari said he is wadaad:damedamn:
 
let me guess , you got that out of caaasimada.com

because you know i will karbash yuo so bad if yuo linked fake caasaimda.com weblink you did not even bother placing in where you got this out of, in the figment of marehan imagination

:russ::russ::russ::russ::damn::damn::damn::damn:

:ufdup: stop the lies warya small teeth
 
Figment of imagination eh.The man posted it himself on his official FB page, no reason to make these things up, Madoobes past as a leader among Al-Kabab is household information.
Caqli ilko dheer iga dheh

https://www.facebook.com/abdirashid.xidig.71
 
Last edited:

posting a fake account of uncle xidig, :camby::camby:

even powerful western leaders have fake social media accounts, heck even farmarjo has a few fake account attributed to him, ,

Caqli ilko yar B00000N iga dheh :russ::russ::russ::russ::damn::damn::damn:
 
I gotta verify this shit.

Seems like Xidig is pulling a Seeraar. Seeraar flew multiple times to and from Kismayo with no problems but suddenly he arrives one day with an entourage of bodyguards all heavily armed and starts buuq in the airport with the local security forces for more clout ahead of the election.

Xidig is probably trying to pull the same Bullshit:gucciwhat:
 
Maybe he was paid good.

It is like farmaajos only job is to cause conflict in member states.

This nigga is lost it.

He needs to go.
The nigga is just throwing darts around aimlessly seeing what will stick:chrisfreshhah:

From Ciilmooge, to the bald reer cali aviation minister, to Seeraar, and now Xidig.

Any OG perceived to be a challenge against Madoobe is getting cash flown in from Xamar. Now you have to pull some stunt to sully Madoobe's name to get your lump sum.

The next headline coming out of Kismayo will be " Guriga wasiir Oomaar rasaastii ciidamada ilaalada Axmed Madoobe la dhaceen":mjlol::pachah1:
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Turns out it was true, Xidig, Seeraar Wasiir Oomar, all Ogadens are joining Nabad iyo Nolol time is up for Axmaq
 
They were already sent by nabad and nolol, how are they just joining now?

dont you guys get tired of this?

kismaayo isnt baydhabo.

ciilkii qalbidhagax baa wali na haya, wallahi I pray inaad meeshaa imaataan, farmaajo iyo intuu wato.

waa la'idinku gal galan.
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
They were already sent by nabad and nolol, how are they just joining now?

dont you guys get tired of this?

kismaayo isnt baydhabo.

ciilkii qalbidhagax baa wali na haya, wallahi I pray inaad meeshaa imaataan, farmaajo iyo intuu wato.

waa la'idinku gal galan.
sheekada wa gebow gebow sxb the way Kenya is acting, Id be worried If i were you, Eritrean troops may take over Kismayu Sector
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top