Bille
Sidii roon Raba og
Wacdarihii ka dhacay sariirta.
Indhoyar bay aheydoo! Waxay tidhi: "igu wad". Markasaan sidaan ugu waday bey xaga hore ka dhuustay. Ana kamaan jixin jixinee markasaan indhaha ku gubay. Intay wajigeedii labada baabacadood saartay bay qosol wac ka siisay. Ana markasaan gafuurkii kor u taagay, si aan sanka ula raaco dhuusadii ay ugu qarqisay. Waji anfadhiidh leh iyadoo uu ka muuqdo bey tidhi: "inaar balaacalek ha ugu badh goyn ee igu wad dee!" Ana markasaan ku kaxeeyey ilaa ay ka gaadhy gidaarkii Shiinaha.
Imika waa tanoo istareex bay la hurudaa.