Xagee ayuu ka yimid Erayweereedka “Badeena iib ma aha”?

Erayweereedka “Badeena iib ma aha” ayaa soo shaacbaxay ka dib markii nin hurda xoolihiisii dhinac walba looga soo dhacay. Erayweereedkan ayaa cabiraya dareenka ku aadan diiditaan shisheeyaha u qooqan badda iyo shaqsiyo dano gaar ah leh ku badashaan jeebgalis khayraadka umadda Soomaaliyeed. Haddaba sida ay dooni ha ahaatee, erayweereedkan xagee buu ka yimid ? Yaa sameeyay ? Goorma ayuu soo ifbaxay?
 

Trending

Top