Word of the day: How to say “respect” in Somali language?

How do you say 'respect' in the Somali language?

In Somali language, the word for 'respect' is 'aabayeel’.


HALGAAD 1979

Ciidamadii Soomaaliya markii ay ka soo baxeen gobolkii Soomaali Galbeed ama Ogaadeeniya ee ay sida orodka ah uga qabsadeen, waxay si aan qorshe iyo aabayeel lahayn meelo badan kaga carareen askar badan oo dhaawac ahayd oo u gacangalay ciidamadii cadowga. Ragga dhaawaca ah wixii ka badbaada cartanka iyo cadhadii Itoobiyaanka jiidda hore, waxaa loo dhaadhicin jiray magaalooyinka waa weyn
oo daryeel caafimaad ay ka heli jireen. ——-

Quote source: Guji


———
"Understand that while there may be multiple words for 'respect' in the Somali language, today we will focus on just one.”
62C0AC83-2721-4873-B964-92BE5A9E43AC.jpeg
62C0AC83-2721-4873-B964-92BE5A9E43AC.jpeg
 
Last edited:
that sounds more like servant. Abaayel allowing someone to overrule you, maybe submissive is the right translation for that word.
 
Top