Wich one is isbaaro?

Videogaan hadaad daa watid waxaa kuu soo baxaya sababta Jowhar iyo shabeelada dhexe wax ba uga fulin waa isbaarada "maxaa iigu jira ee Guudlaawe" waa in hayada mashruuca wada lacag ugu darto hadii kala lama fulinayo. Tusaale solarka Moqokori oo uu Guudlawe isbaare u dhigtey ilaa uu dabageed fasaxay markii xildhibaanada federalka la soo xariireen.

Ka soo tag. Waxaa la leeyahay Jeyte aa isbaaro dhigtey. Canshuurta Jeyte qaado waxaa lagu qaadaa isla meelihii hore waxaanna qaadi jiray ex maamulka hiiraan wax soo kordhay maleh. Hirshabelle ayaa duurka hada dhigatay isbaaro la soo afjarey tan ayaa isbaaro ah meel aan biyo laheen jiif laheen inay baabuurta ku xanibto


Canshuurta Jeyte Xaruntii gobolkaa dhaqso lagu dhisay waxaa raashin loo diray dhamaan furimaha macawisleyda ilaahaa na dhaafiyay Hirshabelle war xataa Xassan NGO aan ka raysanay oo hal sano ka badan dhisiwaayay xarumihii Al shabaab burburisay iyo buundada buuloburde oo hada aan dhisanay

Hassan NGO inuu ku tuugsaduu rabaa ayadoo lacag bankiga buuxdo ka waran ninka b u un d ada daruuriga ah nagu caawin waayey


Ex Hirshsbelle/ Hiiraan madaxtooyo now Hiiraan State madaxtooyo close to finish


Removed Hhrshabelle isbaaro



B u u n da da buuloburde
 
Videogaan hadaad daa watid waxaa kuu soo baxaya sababta Jowhar iyo shabeelada dhexe wax ba uga fulin waa isbaarada "maxaa iigu jira ee Guudlaawe" waa in hayada mashruuca wada lacag ugu darto hadii kala lama fulinayo. Tusaale solarka Moqokori oo uu Guudlawe isbaare u dhigtey ilaa uu dabageed fasaxay markii xildhibaanada federalka la soo xariireen.

Ka soo tag. Waxaa la leeyahay Jeyte aa isbaaro dhigtey. Canshuurta Jeyte qaado waxaa lagu qaadaa isla meelihii hore waxaanna qaadi jiray ex maamulka hiiraan wax soo kordhay maleh. Hirshabelle ayaa duurka hada dhigatay isbaaro la soo afjarey tan ayaa isbaaro ah meel aan biyo laheen jiif laheen inay baabuurta ku xanibto


Canshuurta Jeyte Xaruntii gobolkaa dhaqso lagu dhisay waxaa raashin loo diray dhamaan furimaha macawisleyda ilaahaa na dhaafiyay Hirshabelle war xataa Xassan NGO aan ka raysanay oo hal sano ka badan dhisiwaayay xarumihii Al shabaab burburisay iyo Marehandada buuloburde oo hada aan dhisanay

Hassan NGO inuu ku tuugsaduu rabaa ayadoo lacag bankiga buuxdo ka waran ninka b u un d ada daruuriga ah nagu caawin waayey


Ex Hirshsbelle/ Hiiraan madaxtooyo now Hiiraan State madaxtooyo close to finish


Removed Hhrshabelle isbaaro



B u u n da da buuloburde
the nigga at the very bottom looks about his business wlhi, proper serious looking dude🤣
 

Trending

Top