Why Djibouti Does not recognize Somaliland?

For one reason: Djibouti is very small country and fears of Eritrea and Ethiopia on itself so it wants to dominate Somalia through it's "Dir" tribal influence in Cooperation with Hawiye in power in Mogadishu and there is no Dir in South Somalia except small scattered minority so she keeps Isaaq subject to its policy in one strong Somalia.

Djibouti sees that Daarood clan(Kablalah) are inclined to Ethiopia and Kenya when in Power like Abdullahi Yusuf or MJ PMs because they settle in these two countries too so she backs Hawiye-led Govt to control it.

Hassan Sheikh and Muuse Biixi are now in Djibouti to demonstrate this policy. Biixi waa abtiga gabadhiisa Xassana adeerka ninkeeda cusub.
Although i appreciate Djibouti's role in Farmaajo's expulsion even Saadaq Joon got to know his daughter during the opposition cooperation with Djiboutian intelligence im done with Irirism because of Al Dir Shabaab and their Connections with SL

There is another factor wich is that the only source of income in Djibouti is the port so it's afraid of competition from the port of Berbera and granting naval bases to Western and Arab countries which will pull the rug from under Djibouti.

Saadiq John waa ka fog yahay inta aad moodaysid.

Dowladii Farmaajo,waxuu ahaa Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir hadana,waxuu wakiil ka ahaa soo gudbinta Hubka iyo Saanada ee Dowladaas.

Dalka Jabuti,ayaa u ahaa Saldhig soo gudbinta Hubka oo waa lagu raadgadan jiray.

Shaqadaas,waxay isku barteen Wiilka Ismaaciil Cumar Geelle ee Sirdoonka haysta,sidaas,ayuuna Guriga Geelle ku dhexgalay.

Kadib,waxaa bilowday isku dhicii Farmaajo iyo Geelle.

Eretereya iyo Abiy,ayuu Farmaajo ka doorbiday oo ka raacay,taasi aadbay udhibtay Ismaaciil Cumar Geelle,wuxuuna u arkay in awoodiisa la tijaabinayo.

Ismaaciil deg-deg,ayuu uhawlgalay,waxuuna isticmaalay Kaarka Qabiilka ee Hawiyiisimka.

Saadiq John,waxuu ahaa Ninka uu adeegsaday Ismaaciil oo ka hor imaadkiisii Farmaajo iyo gelidiisii Shiirkole ka danbeeyay.

Sidoo kale Saadiq,waxuu qabtay shaqadii Xamar ka socotay ee Rooble iyo Xasan Shiikh.

Geelle waxuu Rooble oo markaas Ra'isalwasaare ahaa usii dhiibay Lacag Laba Milyan oo dollar ah oo Xasan Shiikh lagu taageerayay.

Isku soo wada duuboo Geelle iyo Qoyskiisu waxay Saadiq u arkeen Nin firfircoon oo anfacaya qaban karana shaqooyin badan,waana midaas mida keentay in Gabadha lasiiyo si xayndaabka Qoyska loosoo geliyo.
 

Trending

Latest posts

Top