Great piece explains a little why Somalia is doomed except he forgot to mention laangaabs who bear biggest responsibility for Somalias failure, SL gave them gogol nabadeed and shared their maal with them but still no apology from them, GM did same and shared power with them as did PL and JL still no admission of guilt from laangaabs who still brag about genocides they did against all stakeholders. They need to be brought to justice once and for all then we all part ways
"W/Q Mohamud Mohamed Guure Oday Soomaaliyeed oo 80 jir ah baa shaley igu yiri: " Hawiye, Isaaq iyo Majeerteen ma aha dad isku dhaqan ah oo isfahmi kara sidaa darteed hal dowlad ma wadaagi karaan ! ". Aniga oo yaaban oo weli fahmin baan odaygii weydiiyey maxey ku kala duwan yihiin. Isaaq iyo Majeerteen waxaa u maahmaah ah buu igu yiri : " Mar i dage Allaha dego, labba goor i dagana aniga ayaa is dagey" . Labbadan reer dad dhaqso wax ilaaba ma aha dhibaatadii dowladdii Kacaanka u geysatey iyo dhibaatadii ka dhalatey dagaalladii sokeeye cashar bey ku qaateen ma oggola mana oggolaan doonaan dharbaaxadii shaley ku dhacdey in mar kale ay dib ugu dhacdo. Isaaqu gooni isu taag ayey ku mideysan yihiin. Majeerteenka ku nool Puntland waxey ku mideysan yihiin Federaal oo ay maamulkooda iyo ciidankoodu gooni u leeyihiin, cid danbe oo ay fudeed ku aaminayaan ma jirto. Madaxweyneihii hore Puntland Cabdiweli Cali Gaas oo arrintaas ka hadlayana wuxuu yiri " 1991 Dowladdii dhaxe markii ay burburtey Soomaaliya oo idil baa burburtey oo dowladii la duntey haddase wey ka duwan tahay oo dowlad Puntland la yiraahdo baannu leenahay haddii Muqdisho burburto iyada uun baa burbureysa iyo cidda ku nool,dowlad Puntland wey taagnaan doontaa weyna sii jiri doontaa" Odaygii oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri " Hawiye ma aha dad xasuus leh. Xasuustiisu waa sida gabadha umusha ah. Tan iyo 1991 ama ka hor xabad baa ku socota, welina wey ku socotaa. Mar dowlad disho, mar hogaamiye kooxeed dilo, mar Mareykan iyo Itoobiyaan dilaan, mar magac diin lagu qarxiyo oo lagu laayo, dhibaatadoodu dhamaad ma laha. Wadadii shaley qaraxa ka dhacey oo wiilka ugu dhintey baa odaygii Hawiye maanta marayaa oo lagu qarxinayaa mar kale oo dhaawac ka soo gaaraya berrina xaaskiisa baa isla wadadii lagu qarxinayaa. Cidda dileysa ma yaqaan. Waxa loo dilayo ma yaqaan. qadiyad ma laha, xasuus ma laha, midnimo dhexdooda ah ma laha, xal raadin ma laha. Marka reerro qadiyad iyo xasuus leh iyo nin rafaadka iyo dhibaatada la nool oo xasuus, midnimo iyo qadiyad midna lahayn wax ma wadaagi karaan, mana midoobi karaan xitaa dowlad ma wada yeelan karaan". hadaba hadii somaliland gooni isku taag amisantahay ayadoo ka duuleyso waxii shalay ku dhacay,sidookle puntland ay ka go,antay hananka federaalka oo cid kale isku aminay. dadka ku nool bartamaha iyo koofurta sida muqdisho manaxaan miyaa oo manaxariistan dadkooda miyaysan laheyn waxgarad guurti iyo garaad dad u" saxib ah dadkiinu raqiis badnaa,bal waxad hiigsaneysiin maleedihin ?