Which ancient civilisations fascinate you the most and why ?

CALMONE20###

Roots in Somaliland + Somali Region ✝️
In my case,it would be

Kingdom of Kush
images.jpeg

Babylon
Ishtar_Gate_at_Berlin_Museum.jpg
 
Run miyaa soomaalida inay ka soo jeedan Boqorooyada Kush?
Soomaalida iyo dadka afaf baheedka Cushetic ku hadla kama soo jeedaan kush.

Dadka dhahaya waan ka soo jeednaa kush badankood meesha ay ka keeneen sheekadaas waan garanwaayay. No archeological evidence, no written record, no genetic evidences with extensive research.(not 23andme❌ ). etc.

waan raadiyay. Meelna kuma hayo where that idea come from.

Laakiin waxaan arkay dad soo daliishanaya diimo siiba kitaabka hebrew bible. Xitaa waxaa jira dad daliishanaya diinta islaanka.

In conclusion
Ilaahay umbaa og in aan ka soo farcanay kush. Sida hada ii muuqata cadayn adag ma arko. We need more archeology, gene studies, linguistic studies etc in order to prove it. Otherwise sheegato umbaan nahay.
 

Sol

?
Nabataeans were pretty interesting primarily for their structures built in to rocksides gorgeous aesthetic honestly

Petra-Jordan-credit-David-Berkowitz-wikimedia-commons-ccby2.0.jpg
 

Trending

Latest posts

Top