Jungle
VIP
Daan daansi meel ee idin geyso aa aragno nabar iyo naxdineey. Beledweyne Muqdisho ma ahan. Xaaji Muuse xafidulah aa waxu waqti hore yiray 'dowladda mineey bac tahay wa bujihaa, mineey bir tahay waa ka leexahaa'. Tan bir kama sameysno ee meeshe ku dambeyaan aa aragno kooxdaan dhiig miiratada ah. Waxa huba ine dad tiradooda yareeyn ee dhimasho ka xigaan soo noqoshada nabar iyo naxdin. Sawirka ii muuqdo waa xamar iyo dagaal, Shabab iyo dhul balaarsi, qad cagaaran oo ka dhexeeyo abgaal iyo dowladda ku sheegta. Roble dheg jalaq loo siinmaa ileen waxa cad dantiisa iyo tan qabilkiisa inu meesha u fadhiyo madam ee ogyahiin kursi kan uu hada ku fadhiyo mid la mid ah ine san arkidoonin hg. Walahi inaa la sugeyn inti madaxdeeyna qiimaha badan qarax loo dhigo, taas lee soo xigto. Doorashadda la sheegayo ha dhamaato.