Meshu ma idaacad baa? Ii warama kulaha
Jokes aside, welcome sxb:siilaanyosmile:
Lemme ask the traditional sspot quweeshans
Age?
Religion?
Occupation?
Host country?
Unionist or pro SL?
Meesha waa lagu baaba'ay
Niman gaalo oo murtadiin ah ayaa meesha qaseenoo maxaa kadhacay meesha sxb
ilahayo adaan kaa magan galneyNiman gaalo oo murtadiin ah ayaa meesha qaseen
sxb meeshan shukansi baan u imidHadaad meeshan kabaxsanweydid, diintaad katagi, oo dhaqankaad katagi, dadnimadana waad katagi. Markaa iskaga baxso meeshan baan ku oranlahaa saxiib.
i used to be called manio gacalGacalio.
Since you speak Somali, "Gacaliye" ama "Gacal"
Would have been cooler . Just a thought.
May be you mean't "Gacliyoow" and you turned it into
Latin?
Sorry, I am analytical a bit. These were my first thoughts seeing your username.
magacaago sadexan soo daa sxb