Waa maxay macnaha “mirkiciyo” mirkicis*?

“Dhegaha aan ka maalee
Marka aan illaawaba
Wax i soo mirkiciyo oo aan
Maqlo waayi maayee.




I think it comes from mirkac meaning midnight awakening
mir means event that happens in the night and kac means to rise/to stand/ to wake up

mirkac: Habeenka gelinkiisa dambe oo la tooso.

mir: m.dh 1. Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo

kac: Istaagid, joogsasho, sarakicid.

source: QAAMUUSKA AF‒SOOMAALIGA
 
Last edited:

Trending

Top