Waxaan idin xaqiijinayaa dhammaan shacabka iyo siyaasiyiinta waqooyiga galgaduud ee Galmudug,
Inuusan madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleed ka Galmudug mudane Cali dahir ciid uusan aheyn booyaas kashaqqeya guriga MD Qoor Qoor ee uu yahay madaxweyne kuxigenka Galmudug.
Oo nagu matala maamul aan wada dhisaney anaga iyo beelaha degen Galmudug ay ugu horeyso beesha
MD.Qoor Qoor.
Sidaas darteed kursiga Aqalka sare ee waqooyiga galgaduud yuusan sabab u noqonin nabada iyo xasiloonida maamulka Galmudug.
Waxaan farayaa dhammaan xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee kasoo jeeda waqooyiga galgaduud, illaaliya sumcadiina iyo sharafkii aad nagu mataleyseen oo haka yeelina MD.Qoor Qoor Muqdisha la iga maamulaa hadii uu ku adkeysto xoojiya liiska uu kasoo daba saari doono VP Ali Eid.
BAAQ Ciidamada Badbaadada
Dhammaan Ciidamada Badbaadada Galmudug ee fadhigooda yahay waqooyiga galgaduud.
Caabudwaaq
Balambale
Dhabad
Dalsan
Barwaaqo
Bangelle
Bilcil Hawraarsame
Laandheer
Hulkujir