• This website is being upgraded. Theme is temporary.

Unpaid soldiers set up camp in Huurshe village

Jaale Ugaas

21, Oktoobar 1969. Kacaanki Barakaysnaa
VIP
Update Ciidamo kakala tirsam Guutooyinka 13 aad iyo 15 eed ee qeybta 21 oo dhawaan laga soo celiyay magalada Mogdisho lagana jaratay musharkii bishaan ayaa galabta gaaray magalad huurshe gobolka galgaduud.

Ciidama oo wato kudhawaad 10 baabur nuuca dagaalka ah ayaan la ogeyn sababta rasmiga ah ee ka danbeysa imatinkooda huurshe.
 

Trending

Top