Ugaaska Beesha Sade meets with DDSI President Cagjar

Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Maxamed Cumar ayaa maanta ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida Ugsaaska Beelaha Soomaaliyeed Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Kayse iyo Wafti balaaran oo uu hogaaminaayo oo maalmahaan hawlo shaqo uu joogay Magaalada Jigjiga ee Xarunta DDSI


Ugaas Maxamed iyo madaxweynaha ayaa ka wada hadlay arimaha Nabadgalyada, iyo isu socodka Dadka Soomaaliyeed, kulan kaas ayaa Waxaa ku soo dhamaaday is afgarad.


1-1.jpg

3-1.jpg
 
Last edited:

Trending

Top