UAE: we dont f*** know Somaliland

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
Arbaco, April, 18 , 2018 (HOL) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeeya Soomaaliya, isagoo soo hadal qaaday in heshiiskii Dekeda Berbera uu ku yimid is faham dhex maray dowladdii hore ee Soomaaliya.

Wasiiru-dowlaha arrimaha dibeda Anwar Qarqaash la hadlay BBC-da laanteeda afka Carabiga ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin Midnimada Soomaaliya, isagoo caddeeyay in aanay wax xiriir ah la laheyn Somaliland, isla markaana Qunsuliyad iyo Safaarad midna ku laheyn.

“Arrinta Dekeda Berbera waxay ku dhacday is faham cad oo aan la yeelaneynay dowladiii hore ee Soomaaliya, is fahamadaas waxay ahaayeen kuwo cad cad, waxay hoos imaanayeen taageerada Soomaaliya oo mid ah, innaga qunsuliyad kuma lihin Somaliland, safaaradana kuma lihin, xiriirna lama lihin, iskaba daayee waxaa kaalin fududeyn ka qaadanay inaan kulamo u qabano madaxda Soomaalida, waxay ku kulmeen Dubai iyo Abu Dubai, haddii aan aqoonsanahay siyaasadda Soomaali mid ah, in aysan naga reebeyn inaan ka shaqeyno dhinacyada horumarinta, gargaarka iyo kaalmada in aan Somaliland ka sameyno”ayuu yiri Anwar Qarqash.

Mar uu ka hadlayay wada hadalada lagu xalinayo khilaafka diblomaasiyadeed ayuu sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay wada hadal furan oo aan qol xiran aheyn.

“Haddii qof ku kalameynayay 20 illaa 25 sano ay wax idin dhex maraan waa in aad kala hadashaa, ma ahan inaad qabsato diyaarad ay saaran yihiin 47 askari Imaaraad ah oo ciidamada tababaraya oo ku dhowaad 10 milyan dollar ciidan wixii ku baxayay siday oo aad go’aan kaas qaadato oo aad arrinta dhahdo, waxaa ku xalineynaa qol xiran, maya sidaas howsha kuma dhamaaneyso waa in arrintaas cadaataa”ayuu yiri Anwar Qarqash.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu socdo wada hadalo lagu xalinayo mad madowga labada dal soo kala dhex galay iyo arrintii dhacday 8-dii bishan ee lagu xayiray diyaarad ka diwaangashaneyd Imaaraadka Carabta, isla markaana Ciidamada Amniga Soomaaliya la wareegeen lacag gaareysay 9.6 milyan.

Xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa sii xumaanayay, waxaana Imaaraadka ay ku dhawaaqeen inay joojiyeen howshii tababarada ay ka wadeen Soomaaliya, iyagoo si KMG ah u joojiyay shaqadii Isbitaal ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho, kaasoo maalin walba bukaan socotada siinayay daawo.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiiraan.com


Waraabe's reaction after reading this:
:faysalwtf:
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
innaga qunsuliyad kuma lihin Somaliland, safaaradana kuma lihin, xiriirna lama lihin,

giphy.gif
 

Cumar

Ilaahay Gargaaryeey Gabiley Qurux Badanaa
VIP
af-map-somalia.jpg
UAE base in Berbera under construction as we speak, and we are in talks for a second Russian base in Zaylac.

Somaliland is winning. Stick to your failed AMISOM protectorate sxb.
 
of course we dont know each other, we just do business :samwelcome:


both the port and base are in mid construction:diddyass:
Way to try and twist a story, how fucking pathetic and delusional, I guess you're a typical lander so that's part of everyday life for you.
He clearly stated the reason they did business is because he took Permission from the federal government in Mogadishu during hassan's admin. No one gives a f*ck about Somalilands admin in the international world, as stated by the foreign minister of the UAE
 

Cumar

Ilaahay Gargaaryeey Gabiley Qurux Badanaa
VIP
So Somalia wasn't able to prevent the berbera port deal and military base ?

Yeah, they couldn't block it in the end. Kind of hard to enforce your sovereignty in a city thousands of miles away when you dont control 5 km in your own Capital.:siilaanyolaugh:
 

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
I love how desperato idoors twist stories.

When UN ambassador to Somalia is in Hargeisa they say:
Danjiraha u fadhiya Soomaaliya iyo Soomaaliland :russ:

When UK amb to Somalia visits Hargeisa they say:
Danjiraha UK ee u fadhiya Soomaaliya iyo Soomaaliland.:chrisfreshhah:

When they talk about Somalia they say: Dhulka Soomalida :pachah1:
 

Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Actually sorry to burst anyone’ bubble but that video was fabricated.

Here is the video and it is from 2017.
 

Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
I love how desperato idoors twist stories.

When UN ambassador to Somalia is in Hargeisa they say:
Danjiraha u fadhiya Soomaaliya iyo Soomaaliland :russ:

When UK amb to Somalia visits Hargeisa they say:
Danjiraha UK ee u fadhiya Soomaaliya iyo Soomaaliland.:chrisfreshhah:

When they talk about Somalia they say: Dhulka Soomalida :pachah1:

Kkkkkkk kob biyo cab.

Soo fadhiiso halkaan

Imaqal

Warku waa been


Now, maxaa isu daalinaysaa?
 

waraabe

Your superior
Way to try and twist a story, how fucking pathetic and delusional, I guess you're a typical lander so that's part of everyday life for you.
He clearly stated the reason they did business is because he took Permission from the federal government in Mogadishu during hassan's admin. No one gives a f*ck about Somalilands admin in the international world, as stated by the foreign minister of the UAE
amisom spawn, we are sick of your constant beta male crying and calaacal. go save your women kenyan and ethiopia gus you fake internet warrior
 

waraabe

Your superior
I love how desperato idoors twist stories.

When UN ambassador to Somalia is in Hargeisa they say:
Danjiraha u fadhiya Soomaaliya iyo Soomaaliland :russ:

When UK amb to Somalia visits Hargeisa they say:
Danjiraha UK ee u fadhiya Soomaaliya iyo Soomaaliland.:chrisfreshhah:

When they talk about Somalia they say: Dhulka Soomalida :pachah1:
kkkk when is recognised maamulka mogadisho stopping the dp world deal and base ? :damn::deadosama:
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
We should not let other nations to come between us.

There’s no reason we should be hating each other and always sabotaging each other interests.

Both Somaliland and SFG should immediately come to the table with OPEN mind and decide to cooperate in affairs that respectfully benifits the mass. Please keep in mind the bigger picture :)
 

Hassan Garguute Buldanana

AUG 25, 2023
VIP
First it was Djibouti, now its the rest. The whole horn will be bases for competing world powers while they throw bread crumbs to the retarded Somalis who are only focused on one another :trumpsmirk::drakelaugh:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top