Ciidamada Ahlu Sunna oo weerar ku dilay askar ka tirsan GORGOR, qabsadayna gaari
Dhuusamareeb (Caasimada Onlie) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay weerar ay soo qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu Sunna. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa weerarkaan ku dilay laba Askari oo ka tirsan ciidamada Gorgor oo ay...
www.caasimada.net
They have recaptured two battlewagons and killed two Gorgor soldiers