Turkish engineers visit Baraawe to take a look at area which Baraawe port will be constructed in the near future.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Baraawe: October:15/10/203

Gudoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Caasimada Dowlada Koonfur Galbeed Somalia Mudane Omar Sheikh Abdi (Shafaana) ayaa Garoonka Diyaaradaha magalaada Baraawe Ku Soo dhoweeyey Wafdi ay hogaaminayeen Wasiirka Wasaarada Dekadaha Dowlada Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose
Waftiga ayaa isugu jiran Ajaajib Turkiyaan ah iyo Masuuliyiinkale,

Soo dhoween kadib Gudoomiyaha Degmada iyo waftiga ayaa Kormeer iyo Sahmin ku soo sameeyey, Meesha laga dhisaayo Dekada ay yeelan Doonto Caasimada Dowlada Koonfur Galbeed Ee Baraawe

Gudoomiye Omar oo Saxaafada la hadalay ayaa Sheegay in dhowaan la Bilaawi doono dhismaha Dekada Baraawe isalamarkaana Maamulka iyo Shacab Caasimada ay Kaalin Muuqata ka qaadan Doonan dhismaha Dekadan Sidookale waxaa uu bogaadiyey Doorka Wanaagsan ee Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Abdiaziiz laftagareen uu kuleeyahay Dhisamaha dekadan iyo Horumarinta Caasimada iyo Guud ahaan Deeganada Dowlada Koonfur Galbeed Somalia

#HiigsiIyoHorumar
#shafaana
FB_IMG_1697389250911.jpg
FB_IMG_1697389246845.jpg
FB_IMG_1697389242674.jpg
FB_IMG_1697389238750.jpg
FB_IMG_1697389233938.jpg
FB_IMG_1697389230460.jpg
FB_IMG_1697389226967.jpg
 

Trending

Top