Culumaddii uu laayey xukunkii Maxamed Siyaad Barre maanta oo kale.
January 23, 1975: Toban Sheikh oo ka tirsan culmida Soomaaliyeed oo ka hor timid Xeerka qoyska ee Maxamed Siyaad ayaa la toogtay.
Magacyada Culumada la toogay waa: Adan Cali Hirsi.
Cali Jama Hirsi.
Cali Hassan Warsame.
Sheikh Ahmed Sheikh Mohamed.
Sheikh Ahmed Iman.
Xassan Issa Iley.
Mumammad Ziyad Hirsi.
Sheikh Muse Yusuf.
Suleuman Jama Muhammad.
Yasin Ilmi Awl.
Cali Aadan Muumin