CULTURE Thread on somali idioms.

I dont know where to put this thread but I think there should be a somali language forum. What are some idioms you heard that you don’t understand the origins? I my favorite saying is “guul ama geeri” I also love saying “war yaa ilahey yaqaan“ ama “war yaa islaam ah”. it’s so random yet so hilarious!

Some of these expressions can be quite motivating like
samraa sad weyn hela
Beeraleydii kale oo dhami wax waa ay ka beeri kari waayeen dhulkan waanay ka tageen laakiin Cali sannaddo badan ayuu shaqo adag qabtay ugu dambayntiina wakaa beer fiican
yeeshay “samraa sad weyn hela”.

If someone is being too talkative i heard:
"kaalay aan afka jug isku siinee"
war maxaa laaga wadaa kkkk it’s so captivating and catchy

kanuu fiiri
“Xidhigahey tirineeysaa ka dhabaalo.“ that reminds me, maaliin ayaa la iidahay “tiiri xidhigta aan kuu siiye xaanjo”. markaas habeeynkoo dhaan baan soo jeeday tirineyey xidigtaa. haha

yaa sheega karaa qaar?
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
war yaa ilahey yaqaan

EqR5klWVgAEJpo2.jpeg
 

QueenofKings

Kick in the door wavin the .44
My Somalis not this good, so I don’t know most of the ones you wrote.

my mum use to say ‘kaligaa waalo wareer waaye, halagula waasho wanaag’ ( going mad by yourself is crazy but everyone going mad together is good/fun).

Gives me a good chuckle whenever I use it.
 

Trending

Latest posts

Top