Things will back to Normal soon in baladweyne(in a week)

Can you believe that in the same day it started flooding in the city Shabelle level started declining in Goday it was like the last kicks of a dying horse. Now it reached Mustahil so in 4 days water will retreat back in Baladweyne but it will take a week to get dry most of the town


Naqaan dhaqso ayuu beledweyne soo gaarayaa insha allaah

Dadka ku abaal dhacay gudiga fatahaada iyo hey,adii howsha qabtay alle ka cabsada biyaha sanadka waxay ahaayeen waxan xus loo haayin , waxay lamid ahaayeen kuwii 1981 iyo 1997, dowlada waaweyn oo dhisan ayaa biya dardareen awood alle cid hor istaagu karto maleh

Mida labaad magaalada 2 bil kahor ayaa laga qaxi lahaa intaas waxaa lagu joogay biya xireenka

Waxa magalada kudhacay waa haraanti xoogan kadib markay biyuhu 100 jibaar ka bateen biyahii wabiga u qaadi kari lahaa

Godey Gacalo ex capital of DDS




Mustaxiil . Monday Baladweyne inshallah

Screenshot_20230512-224328.jpg
 
Last edited:

Trending

Top