The mouthpiece of Daljir Aduunka TV attacks Xamse Barre

Waxa waaye laangaab duduble ah oo Nairobi siyaasiyiinta ku shaxaada badanaaba Kheyraa ku shubta

Hada waxaan u maleynaa inuu labada xisbi kheyre ka careysan yahay sidaas daaroodka ugu ganabanayaan

Labada xisbi waa hawiye(muxaafid) iyo daarood(mucaarad)
Meeshaas waxaa ka baxay dhamaan murashixiinta hawiye een hassan shiikh ka aheen

Canugaan wax ka daarood iyo PL neceb maleh laakiin hada waa ku gabanayaan wuxuu ku xiranyahay murashixiintii hawiye ee diiday NCC resolution
 
The difference is that Beesha Kheyre (Murusade) needs Hawiye unity to stay politically relevant in Somalia whereas Ogaden is a standalone tribe in Jubaland & Bakool sare. Ogaden will remove Hamze from power the day he stops working for our interests.

B96CED8D-EDD5-4598-9383-3784B3C700AA.jpeg
 
The difference is that Beesha Kheyre (Murusade) needs Hawiye unity to stay politically relevant in Somalia whereas Ogaden is a standalone tribe in Jubaland & Bakool sare

View attachment 277026
waa duduble. Dudublaha waa qabiil yar oo hiraab ah oo la dhoho maxamuud hiraab oo la siman mudulood hiraab iyo madarkicis(HG) hiraab

Xamar HG eey la safteen against Abgaal caydiid aa ugu yeeray adeerka HG. HG ayaa magacooda ku badsata markii banaadir la joogo. Galmudug markii la yimaado waxba uma ogola. Ayagoo oo murusade isku heesta ceelbuur oo Hormuud Berlin wall dhex dhigtey waxay goaansadeen inay Murusade la qaraabtaan waxaa soo baxay mataanaha ceelbuur oo ah mp dhageey oo duduble ah iyo mp dhagdheeer oo murusade ah. Xiligii kheyre ayaa dhagdheer Kheyre kagadey inuu Galmudug u magacaabo madaxweyne Duduble ah laakiin ma waalatey aa lagu dhahay markuu la soo shirtagay 🤣🤣

Kadib qoorqoor uudhagdheer keenay.

Canugaan fikirkii mataanaha ceelbuur uu kheyre ugu ololeeyaa.
 
Waxa waaye laangaab duduble ah oo Nairobi siyaasiyiinta ku shaxaada badanaaba Kheyraa ku shubta

Hada waxaan u maleynaa inuu labada xisbi kheyre ka careysan yahay sidaas daaroodka ugu ganabanayaan

Labada xisbi waa hawiye(muxaafid) iyo daarood(mucaarad)
Meeshaas waxaa ka baxay dhamaan murashixiinta hawiye een hassan shiikh ka aheen

Canugaan wax ka daarood iyo PL neceb maleh laakiin hada waa ku gabanayaan wuxuu ku xiranyahay murashixiintii hawiye ee diiday NCC resolution
I used to think he was abgaal.
 

Trending

Top