Galmudug-State
VIP
Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John ayaa dib ugu laabtay deegaanka Shiirkole, isaga iyo gaadiid dagaal uu wato ayaa la sheegay inay ka gudbeen barta koontarool ee Wadada Jaayga, halkaasoo galabta ay dowladdu ciidan xoogleh geysay, si ay u go’doomiso.
Wararka ayaa sheegaya inuu xoog ku gudbay oo ku tagay deegaanka Shiirkole oo ah xaafad ay reerkiisa u badan yihiin.
Wararka ayaa sheegaya inuu xoog ku gudbay oo ku tagay deegaanka Shiirkole oo ah xaafad ay reerkiisa u badan yihiin.