Teenager shot and killed near Seybiano Junction

1677434684516.png
 
only MX unites these laangaabs.
Not just Mareexaan, the darood boogie man is used by these currupt politicians in order to get in power. These nonexistant boogie man in much of Xamar and south Somalia can not unite them once they're in power so they fight for power and dominance amongst sub clans. Isaaq did the same in Somaliland and we have 3 politcal parites from three subclans with no different agendas but being tribal opposition to the same tribe. Puntland has the same issue with the Mohamed Saleebaan subclans at least to a lesser degree.
 
I assume you posted this to take a dig at HG but Unlike Abgaal neighborhoods like kaaran, the victim didn’t have batteries inserted up his ass like stuffing a Turkey or killed by ciyaal weero. He was killed by a soldier in the street as mentioned in the video.
 
AL SHABAAB RUNS THE NO-GO ZONES
Screenshot_20230226-231306.jpg
Screenshot_20230226-231337.jpg


Dowladda Soomaaliya waxa ay ceeb iyo fadeexad la kulmi doontaa marka Al-shabaab amarkooda ka dhaqan galo Muqdisho oo ay la dagaalamaan Ciyaal Weerada iyo Maandooriyaha, xili labaaas dhibaato ay ka adkaan waayeen hay’adaha amniga dalka.

Malaga yaabaa in hay’adaha amniga tallaabo qaadaan ka hor inta uusan Muqdisho ka dhaqan gelin amar ku yimid telephone duurka laga soo diray oo Al-shabaab ah?


AL SHABAAN CLAIMS

DEGDEG:Al-Shabaab oo Muqdisho Ku Dilay 5 Nin oo Daroogo Iibinayay.

Hawlgallo gaar ah oo ay caawa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa waxay ku dileen 5 xubnood oo ahaa ganacsadayaal waaweyn oo ka macaashi jiray daroogooyinka ugu halista badan ee wadanka la keeno iyo kuwa lagu farsameeyo.

Hawlgalka koowaad ayaa waxa uu ka dhacay xarun ku taalla isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid oo har iyo habeenba u furnayd iibinta maandooriyaasha, waxaana lagu dilay milkiilihii xarunta iyo labo kale oo la shaqeynayay.

Milkiilaga waxaa lagu magacaabi jiray Cabdifataax, halka labada kale lagu kala magacaabi jiray Cabdi Majiid Carab iyo Asad. Sadaxdooda isku mar ayaa lagu toogtay xarunta waxaana meydadkooda muddo kadib usoo gurmaday ciidamo ka tirsan kuwa DF oo halkaasi ka qaaday iyagoo aad u careysan.

Hawlgalka labaad waxa uu ka dhacay isla isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid kaasoo isna lagu beegsaday xarun lagu iibinayay maandooriyaasha kuwooda ugu halista badan, waxay mujaahidiinta goobta ku dileen ninkii milkiyadeeda lahaa oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cabdullaahi iyadoo la dhaawacay mid kale oo goobta kala shaqeynayay.

Halwgalka sadaxaad ayaa waxaa lagu beegsaday xarun daroogada lagu iibiyo oo ku yaalla xaafadda Siisii ee isla degmada Yaaqshiid halkaasoo sida aan xogta ku heleyno qarax lala beegsaday. Lama oga inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay hawlgalka sadaxaad ee Siisii.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in laba xarumood ee ku taalla isgoyska Fagar ee caawa la beegsaday ay habeen iyo maalin u iman jireen gaadiid mootooyin u badan oo maandooriyaha u daabuli jiray hoteelada iyo xarumaha lagu tunto ee sinada u furan.

Daqiiqado kadib hawlgalka waxaa lagu kala cararay xarumihii muqaadaraadka lagu iibin jiray ee degmada Yaaqshiid waxaana irdaha loo laabay 12 xarumood oo lagu iibin jiray laguna keydin jiray muqaadaraadka. Bulshada magaalada Muqdisho ayaa hawlgalladan u arka kuwa wax badan ka badali kara amni darrada iyo fisqiga xarkaha goostay ee magaalada Muqdisho.

Dhawaan ayay ahayd markii afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab uu sheegay iney ka shaqo galayaan goobo iyo dad laga soo cawday oo ummadda fasaad ku haya kuwaasoo kala ah xarumaha daroogada, kuwa haweenka jirkooda lagu iibiyo, tuugada dadka dhaca ku haya iyo burcadda loogu yeero ciyaal weerarada.
 
Last edited:

Nothing upsets me more than these Thugs who take Government Salary and kill the Hard working citizens, Kirishboys and Bijaj drivers are hard wokers who provide for their families.

The cop who did this was upset because the Kirishboy said " Shoot me or let me go, but you cant scare me with your gun and dont fire above my head"

Those words should not be the reason or excuse to shoot a Kid

I hope they find this guy and sentence him, just like they do with alot of other Police/Military who kill civilians.
 

Trending

Top