Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa maalmihii lasoo dhaafay kormeer shaqo kumarayey Gobolada #Sanaag, #Haylan iyo ciidamada ku sugan buuraha bari ee #Afurur.
Safarka Taliyaha waxaa ku weheliyey S/Kiisha Qaybta 9aad Sanaag iyo Hayland 1- Taliyaha Qaybta 9aad S&H S/guuto C/laahi Cumar Cashuurr 2- T Guutada 99aad G/ Sare Xuseen Dheere 3- T Ururka 8aad qbta 9aad G/ Dhexe Guray 4- T Dugsiga Tababarka Badhan G/dhexe Sahal iyo Abaanduulaha Qaybta 7aad G/Sare Sharmaake Shiikhdoon.
Taliyuhu wuxuu kulamo la yeeshay ismada Gobolka oo ugu horeeyo Suldaan Siciid C/salaan iyo cuqaasha deegaanada S&H, Gudoomiyaha Gobalka Sanaag, Taliyaha Qaybta Booliska Sanaag iyo shacabka ku nool magaalada badhan masuuliyiinta gobalka ku sugan
Ujeedada safarka oo ahayd qiimaynta xaalada amni iyo dardar galinta shaqo ee ciidamada ku sugan jiidaha hore ee goboladaas, intii uu joogay Badhan taliyuhu wuxuu xaliyey Gaari landgruser laga soo dhacay maamulka Waqooyi kadib markii ay qabteen ciidamada ku sugan jiida hore ee sanaag waxaana dib loogu celiyey wasaaradii lahayd si xirrika amni loo adkeeyo dhibaatooyinka noocaasna u soo noqon.
Ugu dambayntii safarka taliyaha wuxuu kusoo afmeeray ciidamada ku sugan Afurur, safarkaas waxaa qayb ka ahaa Caaqilka guud ee Gobolada Sanaag iyo Hayland Caaqil Axmed Suudi Ducaale oo ku wacyi galiyey sidii loo adkeen lahaa difaaca puntland loogana hortagi lahaa cadowga.