Summary, of the so called maritime dispute

Status
Not open for further replies.
sheekh shariff guilty,
cabdishakur Guilty-
cumar cabdirahid - but later supported the parliament decision and sent a letter rejecting the kenyan deal.

sidoo kale, waxaa qorshihii xukuumadda si weyn uga soo horjeestey Baarlamaanka DFKMG. August 1, 2009 ayaa kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada Baarlamaanku waxay si aqlabiyad ah ku diideen heshiiskaas is-faham. 334 xildhibaan ayaa cod xoog leh ku sheegay in heshiiskaasi yahay Waxba kama jiraan (NULL & VOID).

Cumar C/rashiid waxa uu u muuqday in uu ka xumaaday in magaciisa la adeegsado isagoo aan lagala tashan oo markaas safar ugu maqnaa gobollo kamid ah dalka, in UN-ta loo diro waraaq la sheegay in uu isagu qoray. Laakiin ficil rasmi ah kama uusan qaadan muddo bil iyo bar ah. Taasi waxay is bedeshay 10-kii October 2009 markaas oo uu qoray qoraal uu ku taageerayo go'aankii Baarlamaanku ku diidey Heshiiska Is-fahamka. Waxana uu qoraalkaas u dhiibey xubno ka tirsan xafiiskiisa, laakiin waxaa muddo kaddib caddaatay in xafiisku uusan warqaddii u gudbin UN-ka.

Taasi markii ay u caddaatay, Cumar C/rashiid waxa uu warqaddaas si toos ah ugu dhiibey Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali si u ugu sii gudbiyo Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Ban-ki Moon.


2.Heshiiska loogu magac daray is-fahamka (memorandum of understanding ama MOU) waxa uu magaalada Nairobi ku dhexmaray Dawladda Federaalka kumeelgaarka (DFKMG) iyo Kenya. Dhanka Soomaaliya waxaa u saxiixay C/raxmaan C/shakuur Warsame, wasiirka xiriirka caalamiga ah),

3.S


4.
Waxa kale oo heshiiskan Is-faham garab weyn u ahaa Madaxweynaha DFKMG, Sheikh Shariif Sheikh Axmed. Sababtoo ah baarlamaanku markii ay diideen heshiiskaas Is-faham ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheikh Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) waxaa cadaadis ku saaray xildhibaano si go'aankaas uu ugudbiyo Sheikh Shariif si uu u saxiixo muddo labaatan iyo kow (21) maalmood gudahood ah, kaddibna lagu soo saaro faafinta rasmiga ah ee xukuumadda isla markaasna nuqul loo gudbiyo UN-ta (ee ma ahayn sidaan hore u daabacnay in uu durbadiiba gudbey Aaden Madoobe).

Sheikh Shariif xeerkii kuma soo celin Baarlamaanka muddadii loogu talo galay ee uu dhigayo Dastuurka FKMG - ilaa hadda ma jirto wax muujinaya in uu saxiixay xeerkii diidmadii baarlamaanka ee Is-fahamka. Sheikh Shariif si arrintaas aan loogula xisaabtamin waxa uu ku dadaaley in xukuumaddiisu aysan yeelay Garyaqaanka Guud ee Dawladda(Attorney General) - (cidna uma magacowna xafiiskaas, waana xafiiskaas halka loo gudbiyo go'aanka Barlamanka kaddib marka Madaxweynuhu saxiixo, kuna soo saara faafinta rasmiga ah ee Dowladda).

http://somalitalk.com/2009/may/13/badda117.html
read the rest of the article- click the link above.

This media website is a gold, they have been instrumental fighting and exposing, this dirty deal. they were the only media site who first exposed and informed some member the parliament who were unaware of this deal.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top