Sudanese armed militia loots Somali embassy in Khartoum

Funny you say hawiye when I came across this few days ago. It’s talking about the Marehan looting of Kismaayo in 2007. From 1998 - 2007, MX looted dry a city that barely had anything to loot! Marehan is also the clan that brought the concept of looting to Somalia with Booli Qaran during the Kacaan at a time when stealing other peoples properties was a foreign concept in Somalia

23. June 2007

Kismaayo(AllPuntland)- Tan iyo intii ay socdeen dagaalada mudooyinkan ka soo cusboonaaday nawaaxiga gobolka J/Hoose oo dagaalkii ugu kululaa uu shalay ka dhacay magaalada Kismaayo kaasoo geystay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur hantiyadeed.

Sidoo kale waxaa magaalada KIsmaayo ka dhacay Bililiqo xoogan oo loo geystay goobaha muhiimka ah ee wax lagu tabayo kuwaasoo ay ku kacayeen maliishiyooyin aan cidina ka amar qaadan oo fariisin u ah magaalada Kismaayo.

Hotel Kismaayo iyo Hotel Midnimo ayaa lagala baxay 7 gaari waxaana lagu dilay isku darka labada hotel shan qofood oo heyb ahaan ka soo jeeda dadka deegaanada, iyadoo sidoo kalena ay tacadiyo ka dhaceen xaafaddaha Calanleey iyo Aargada halkaasoo lagu jir dilay ganacsato heyb ahaan reer deegaanka ah oo la kala yirhaado Maxamed Xamari, Aadan Diiriye, Black, Saciid Caddow iyo kuwo kale.

Sidoo kale maliishiyooyinkaas ayaa waxay qaateen gaari ay laheyd xaaska Maxamed Diiriye oo lagu magacaabo Nuuro madaxna ka ah Kastamka magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale waxaa xabsiga weyn ee ku yaala magaalada Kismaayo shalay ka baxsaday tiro maxaabiis ah oo gaareysa 37 Maxbuus oo qaarkood ay ahaayeen kuwo gacan ku dhiiglayaal ah sida uu sheegay Taliyaha xabsiga Col. Cabdullaahi Farhaye.
 
TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)

Source: AllPuntland

Happy Good Vibes GIF by Max
 
Trending

Latest posts

Top