Suaal

Discussion in 'Religion' started by Sultan, Aug 2, 2018.

  1. Sultan

    Sultan I am the Sultan

    Joined:
    Aug 8, 2017
    Messages:
    472
    Ratings:
    +555
    Ilaahahay Gaalada dhan miyuu abid ciqaabi?waliba si joogta ah .

    Gaalada iska dhaqanka fiican ee dhibta yar iyana Ma mutaysteen ciqaab daa'm ah?

    Soomalida qabyaalada u dhimata halkaynu ku tirinaa?

    Nin Afartan sano soo dambaabay ma cadaalad baa in Ciqaab maaliyin sano ah mutaysto?

    Todobaadan iyo dhowrka firqo ee islaamka ah haday dab iyo naar mutaysteen ,mid kaliyana la janayn doono ...maxay noqonyasaa tirada la janayn doono hadayba muslimiinta xoogooda Jahanmo galayaan maadama ay firqooyin habow ah taabacsanyihiin?


    Register to view spoiler content!
     
    • Like Like x 1
Verification:
Draft saved Draft deleted
Loading...

Share This Page