Is dad from that area? invest in itI visited this place with my dad a few years back, an absolute shithole.
Everyone is king on his village.SMH it's huge news but comparable to celebrating Muse Bihi visiting Gabiley or Deni visiting Bosaso![]()
That we were saying, only half Sool is missing from PL hand. Soon we will bring it.Puntland ayaa sii xoojisay saamaynta ay ku leedahay gobolka Sanaag tan iyo markii uu xafiiska qabsaday madaxweyne Deni 8 January 2019, iyadoona wixii xilligaasi ka dambeeyey Puntland la wareegtey awooddii ciidan ee gobolkaasi.
Boqolaal katirsan ciidankii Somaliland ee gobolka Sanaag iyo taliayaashoodii ayaa ku soo biiray Puntland waxaana ay si rasmi ah uga mid nqodeen ciidamada Daraawiishta, booliska iyo kuwa birmadka ee Puntland halka qaar kamid ah saraakiishii ciidankana loo magacaabay xilal sare.
Inta badan ciidankii Somaliland ee ku biiray Puntland ayaa la mariyey hanaanka diiwaangelinta casriga ah ee ciidanka oo ay xuquuqdooda ku qaadanayaan habka Danabaysan ee lacagtu ay ugu soo dhacayso accoun askari walba ku lee yahay bangiga.
Xerada tababarada ciidanka ee General Giriin Badhan waxaa hadda tababar uga socdaa dufcaddii labaad oo katirsan ciidanka Daraawiishta Puntland, iyadoona ay dhowaan geli doonaan diiwaanka rasmiga ah ee ciidanka dowaldda Puntland.
Sidoo kle Somaliland ayaa saameyntii siyaasadeed ay ku laheed Gobolada sanaag iyo ceyn 95% ay hoos u dhacday waxaana somaliland awoodeedi siyaasadeed ay ku koobantay gobolka sool.
Googaa&cigale TVView attachment 167636View attachment 167637