The Midlands
VIP
Last edited:
Roobow from the strong leesaan is for awrku kacsi to use him against Laftagareen but Hassan Sheikh's real candidate is Fargeeti oo uu abti u yahay sidii Farmaajo abti ugu ahaa laftagareen.
Fargeeti ayaa la marin mashruuca Banshabeele ama Abgaal uu siin vice president in KG
Inkastoo Laftagareen uu ahaa nin damiir leh oo ka fiican gareenada kale laakin in aqoonyahan hogaamiyo KG waxay biloow u tahay isbadal fiican oo ka dhaca Hirshabelle iyo Galmudug oo gaandheriyaal iyo isbaaristiyaal heestaan
Fargeeti wuxuu ka soo jeedaa boqol hore wuxuu ku dhashtey baydhabo wuxuu soo noqdey wasiirka maaliyada 2014 halka laftagareen ku dhashey Luuq Gedo.
://en.m.wikipedia.org/wiki/Mohamud_Ibrihim_Adan