Just watch how all Banks idea kasto way soo dhowayan hadi 'asset' jiro lagu xiro karo ideakasi. Ha noqote guri, qalab, gaadhi, wax kasto oo uu dhigmayo loanka ay ku sinayan, wallahi they give u the loan iyaga qoslayo. Lakin markadan haysan asset uu dhigma loanka rabtid, MARKAS AYAA DOOD WAYN LA GALAYSA. For example if I have an idea for a business, if I went to SOMBANK, they will say 'haye adeer maxaa hanti haysata' I wud say GAADHI 25 kun KU FADHIYA. Wallahi sheekada waxay ku soo xirayan ok 30 kun ka badan kuma siin karno dayn ah, waxay la socota hantiga aad lee dahay iyo khasaaraha ka soo gaadhi karo. Even dahab from ur family they will accept. Anything oo beri la ibin karo hadi aadan lacagta iska soo celin lagu siiyay ama ganacsiga fashil ku yimado.
But for big projects waa inay somalidu qaybsadan oo helan partners...hal qof si uusan uu khasaarin. If u need 500k loan from bank. U probably need 5 partners. 1 house each gurigooda familyga ha siiyan bankiga si ay qulubtooda uu degto. They see 5 houses bankiga la wareegayo hadi aadan lacagta soo celin. That's the best way to describe a bank. They are like 'big boat' lookin for small boats inay kiciyan si uu waynado, iyo marku ninkasi waynado isaguna boatkisa waa si balaartay.
So customer and bank relationship requires both to 'invest' into the project, the customer needs to have some sort of 'asset' and the bank needs to have capital. They both then review the business idea and it's proftitability because 'way isku xiran yihin' bilowga illa daynta la bixiyo marka waa inay qayb lixad leh ka qaatan fekerka iyo sida loo wajahaayo. The bank work out the loan period iyo waqtikisa up until such time qayb wayn bay ku lee yihin fekerka ganacsigasi markad iska bixisid daynta iyo markay helan 'faidida' ay ka rebeen ganacsigasi ama maalgelintasi, usually only then they will leave u alone when they recover their money but also reach their company PROFIT goals for each investment. Till then they have a big role and say in your business decisions.
It's like a boat sxb ganacsigu, u cant ask the bank 'illa soo kor' lakin haka qaybqadan sidan uu wajahaayo doonta. They can drown with u ma garatay. That's why they say markad gaarto dekeda lagu heeshiyay dekeda waa profit marginka bankiga uu ka rabo lacagtisa isaga ka degayo kadib mid kale buu raadsan oo sidada oo kale ah looooooool.
Banks remind me of big boats in the sea and they lookin for 'swimmers' which are the customers and promising them I will invest into your idea to get u a boat and out of the water. Shacabka waa sida swimmers in the sea with no business and the boats in the sea are like the businesses in the land. Each boat will be different in size and productivity and scale. But they want to help everyone in the market. Be it small business owners(he already has a boat and wants to expand), new business owners(swimmers), government, anyone lol as long as the 'risk' is worth the 'reward' and that depends on the asset you secure against the loan they give u.
But u will see eventually the market place will see more BANKS and they will start to compete for the customer with the same goal in mind. Who will finance the swimmer new boat and bring him out of the sea. The customer gets to have choices but the risk, reward, and assets linked to the loan will not change bank to bank. This is COMMON LAW and philosophy of banks, waa wax iyaga dhan quseeyo KHASAARO lacageed.