Somaliland region kidnaps two women in Tukaraq suspected of aiding Ina Budul

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Deg Deg:Maleeshiyada Jeegaanta Oo Afduubatay Laba Dumar Ah Tukaraq iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

Dec 2, 2018 - Aragtiyood

Garoowe{Khaatumonews]Maleeshiyada Jeegaanta ayaa Si badheedh ah Gudaha Tukaraq waxaa ay Uga Afduubten labo kamid ah Dumarka Deegaankaasi.


Afduubkan ayaa yimid kadib dhawaan markii Maleeshiyada SNM uu ka baxsaday gaadhi Tikniko ah iyo Sarkaalkii watay oo ka soo jeeday Beesha Arab,

Sida wararku Nagu soo gaadhayan maleeshiyada isaaq ayaa ku eedeeyay labadan Dumarka ah inay Ka danbeeyen qorshihii garoowe uu ku aaday gaadhigan.


Waa Nasiib daradii ugu weynayd in dhulbahante dhexdiisa ay maleeshiyada isaaq si badheedh ah haweenka ugu afduubtan.


Labadan Haweenka ah ayaa nala soo xaqiijiyay in Loo qaatay dhanka Iyo taliska Oog.


http://khaatumonews24.com/2018/12/0...-dumar-ah-tukaraq-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/

 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top