Somaliland needs Young, fresh and well educated visionary leader

That's the only way forward.

Too many old useless and uneducated government officials. Waar sidan aan wax ka beddelno.

If we continue like this, then we are only wasting our time.

I am disappointed walahi :meleshame:
 
Tukraq

VIP

Watch your mouth that can be taken as disrespect towards bixi:ufdup: you don’t want to be in jail now:whoa: save this for when u get to Canada not while your still there :ohno: Kim jong Bihi doesn’t play:mybusiness:
 
I live in UK.

Biixi is only wasting his time,arresting everyone is not solution.
 
Shaolin23

Seeker of knowledge and truth
I realized Issaqs only trust power with senior citizens but then they expect results from men so old that they’re going through dementia :mjlol:
 
Last edited:
We missed an opportunity to choose this young and well educated Jamal Ali Hussein to lead this young nation.

:jcoleno:
SXHkzfS.jpg
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness

Jamal waa nacas lagu khasaaray. For someone who is Harvard educated sowkii iska yidhi Muuse Biixi baan tolnahay oo Geelayaga (macnaha Votes) baan isku darsanaynaa

Waa ninkii Faisal 2-0 uu diray ee intuu 500,000 ka qaaday hadana futada Laad ka galiyey

Waa ninkii Udub 10k dhiibay ee hadana Waxba aan ku helin

Ilaahay uun baa Somaliland u maqan runtii hal nin oo wax lagu aamini karo ma arko
 
Inaader, waala ciilay, ma maqashay rag ciil cadaab ka dooray, cadahda ayaa ka yeedh siisay, Muuse ayaa geeli isugu kaaya jiraa, laakiin maantaba Muuse Biixi aad buu uga soo horjeedaa siyaasaddiisa.

Kolayba Jamaal iyo Muuse Biixi isuma dhawaadeen saan filayo, laakiin haddii qof kale oo dhalin yaraa, waxna bartay oo aqoon leh aynu arki lahayn, dee waynu taageeri lahayn, waxaad moodaa in dhalin yaradiiba la hadiday, oo han siyaasadeed ba aanay lahayn.

Kacdoon dhalinyaro ka fursan mayso.
 
Jamal runtii dad badan oo dhalinyaro u badan baa ilo gaar ah ku hayey laakin markuu hadlayo isaga iyo odayaasha lama kala yaqaan aqoontiisuna kama muuqato
 
Tukraq

VIP
Jamal waa nacas lagu khasaaray. For someone who is Harvard educated sowkii iska yidhi Muuse Biixi baan tolnahay oo Geelayaga (macnaha Votes) baan isku darsanaynaa

Waa ninkii Faisal 2-0 uu diray ee intuu 500,000 ka qaaday hadana futada Laad ka galiyey

Waa ninkii Udub 10k dhiibay ee hadana Waxba aan ku helin

Ilaahay uun baa Somaliland u maqan runtii hal nin oo wax lagu aamini karo ma arko
:faysalwtf:Harvard educated this guy would have been way better than the war lords and could have taken Somaliland very far:siilaanyosmile: didn't gaas also teach at harvard:siilaanyolaugh: to educated leaders like that could have found peace and resolutions to the disputed and trade would have the rest of Somalia looking like its part of another planet:farole:
 
Jamal runtii dad badan oo dhalinyaro u badan baa ilo gaar ah ku hayey laakin markuu hadlayo isaga iyo odayaasha lama kala yaqaan aqoontiisuna kama muuqato

Horta iminka fursadaasi waabay tagtay, laakiin, ka waran haddaynu saddexda xisbi, saddex nin oo dhalin yaraa oo aqoon leh, laguna kala doorto aragtida iyo fikradaha siyaasadeed ee ay la yimaadaan.

Laakiin waxa ka horraysa saddexda xisbga odayaal raqayaa ayaa haysta oo aan ogolayn iyaga cid aan ahayn, inay is sharraxdo, ama mid aan dhaamin ayay u dhiibayaan.

Ilaahay baa u maqan Somaliland.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
:faysalwtf:Harvard educated this guy would have been way better than the war lords and could have taken Somaliland very far:siilaanyosmile: didn't gaas also teach at harvard:siilaanyolaugh: to educated leaders like that could have found peace and resolutions to the disputed and trade would have the rest of Somalia looking like its part of another planet:farole:
Gaas is Harvard educated and what did he do in Puntland?

There is no guarantee that their education will translate to success in office.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Horta iminka fursadaasi waabay tagtay, laakiin, ka waran haddaynu saddexda xisbi, saddex nin oo dhalin yaraa oo aqoon leh, laguna kala doorto aragtida iyo fikradaha siyaasadeed ee ay la yimaadaan.

Laakiin waxa ka horraysa saddexda xisbga odayaal raqayaa ayaa haysta oo aan ogolayn iyaga cid aan ahayn, inay is sharraxdo, ama mid aan dhaamin ayay u dhiibayaan.

Ilaahay baa u maqan Somaliland.

Maxamuud Xaashi ayaa soo wadaan soo maaha? Dee bal idinku iska bilaaba anaguna Cirro waan iska badalaynaa
 
Walaahi we just need a dictator to enslave khat addicts and you would have 98% of the population providing man power to export in demand resources and building sewers sytems. No somali wants to volunteer for hard work so hard work gotta choose them.

Let them sing and work hardi n the sun.

:lolbron:

Maxamuud Xaashi ayaa soo wadaan soo maaha? Dee bal idinku iska bilaaba anaguna Cirro waan iska badalaynaa

Anigu aad baan u jecelahay in In Xaashi iyo kuwa kale ee la midkaa ee siyaasadda kusoo fashilmay, dhammaan qalin cas laga saaro, dhalin yaro cusub meesha laga soo buuxiyo, bal yaa i shagaysanaya aniga iyo inta ila fekerka ahba.

Waxay ila tahay dhammaanteen kacdoon dhalinyaro mooyee, inaan si kale lagu baddali karin odayadan meesha meherad ay leeyihiin ka dhigtay.
 
@Saalax Bidaar I think greedy to elect HJ chairman in this upcoming grand Kulmiye shir in Feb 2019. Will you be happy if we select HY candidate or Even Samaroon for Kulmiye chairman,

Rumours say that Muuse will not run second term in office, so it's really greedy if HJ want to run again, for the sake of our nation unity of Somaliland let HY or Samaroon run for Kulmiye election.

Bring new fresh face not old geezer like cirro.
 
angelplan

Staff Member
2020 CHESS CHAMP
BORAMA, AWDAL
Muse bihi is not going anywhere. He is in for the long term. He is pulling a IOG on Somaliland. IOG means Ismail Omar Guelleh of Djibouti. Muse Bihi is gunning for a minimum of five terms with each term equaling five years. That means 25 years of Power. He will cling to power so long that people will get addicted and even fight you to keep him in power. The matrix has got them.
 
col caare will be sitting in office with a new government if bihi even dreamed of pulling a stunt like that
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
@Saalax Bidaar I think greedy to elect HJ chairman in this upcoming grand Kulmiye shir in Feb 2019. Will you be happy if we select HY candidate or Even Samaroon for Kulmiye chairman,

Rumours say that Muuse will not run second term in office, so it's really greedy if HJ want to run again, for the sake of our nation unity of Somaliland let HY or Samaroon run for Kulmiye election.

Bring new fresh face not old geezer like cirro.

Habar Yonis has to earn it, I don’t believe in free lunch or pity vote

What would make me happy is to see Somaliland hold a free election based on merit and not clan alliances

And end to Guurti. Their mandate is over

And hold parliamentary elections
 
We all wabt that, but it's unlikely this to happen over night. Every Somalilander dreams this.

As for HY earning this, there are few loyal HY members of Kulmiye, such ina Cabdi Dheere and others, but I believe they are usless like old Kulmiye.

If we want leave qabiil and qabiil alliance behind, then don't say there's bi dree lunch or HY have to earn.

Waat kua leh we earned, waa kuwa leh qabiilka yaga ayaa xisbigan usoo dhintay.

Xisbiga Kulmiye rag HY waligood meelna uga bixin ayaa ku jira, haddii kuwaasi, maslaxad wadaan oo ay iyagu keen sadaan nin dhlin yaraa oo cilmi iyi aqoon leh oo is beddel wanaagsan inoo keenaya, taasiba way wanaag sanaan lahyd. Laakiin kaba reer kursiga ha isu dhiib dhiibaan, waa dib u dhac iyo burbur. Caddaaladu waxbay hagaajisaa.
 
I honestly don't trust the old generation and that says a lot for the youth to have no faith in the elders. I shows that they have no clue what they are doing and lack wisdom to pass down. I want to see more innovative politicians that can tackle our infrastructure and climate issues with regards to famines and droughts of course.
 
Top