Xarfaan ciyaalka xaafadda ah oo reer Somaliland ah baa waddada aadda Madaxtooyada Puntland u bixiyey “Muj. Muuse Biixi Road”. Xilligii dagaalka Laascaano bilowday baa GPS-ka la geliyey. Waan hilmaamay inaan idinla wadaago. Laakiin maanta oo aan shir u aaday Martisoor Hotel baan Apps-ka Maps Me iyo iPhone Maps misana ku arkay!
Way inaga raayeen oo ciil inooma qabaan mar haddiiba ay Madaxtooyadii PL ku qabsadeen GPS ! Cinwaanka Mujaahid baa i cajabiyey!
Rage Abdulkadir Mohamud
Way inaga raayeen oo ciil inooma qabaan mar haddiiba ay Madaxtooyadii PL ku qabsadeen GPS ! Cinwaanka Mujaahid baa i cajabiyey!




