Somaliland Copy Puntland Govt Party Name

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Magaca Kaah, waxa hore u haystay Urur Siyaasadeedka Madaxweyne Deni ee Puntland, Maantana waxa loo bixiyey Urur Siyaasadeedka cusub ee Maxamuud Xaashi ee Somaliland.

Maxaa kaga baxey Arintani, halkeyse iska Shabahaan Labadan Astaamaha Labadan Urur?
Ku XIDHNAAW

Hikmaawi media

294872197_188086496898071_5911976761981856371_n.jpg

This is the government party of Puntland. Kaah

294899455_188086543564733_3587925653216372974_n.jpg

#STOPTHECOPY
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
295230156_5971919039503602_8543101942387560883_n.jpg

Maxamuud Xaashi oo kamid siyaasiyiinta Somaliland islamarkaana xilal ka soo qabtey mamaulkaasi ayaa urur siyaasadeed cusub uu ku dhawaaqey ugu magac daray KAAH.

Maamulka Somaliland ayaa waxaa ka jira khilaaf siyaasadeed ee u dhaxeeya xisbiyada mucaaradka ah iyo dowladda Muse Bixi uu hogaamiyo “Kulmiye”.

Xisbiyada siyaasada gaar ahaan Wadani iyo Ucid ayaa diidan in xisbiyada hadda jiraa codka dib u waydiisaan shacabka, waxayna doorbidayaan in doorashada Madaxweyne horey loo qabo halka Muse Biixi doonayo in xisbiyada hadda jira sharciyad cusub ka soo helaan dadweynaha.

Urur siyaasadeedka lagaga dhawaaqey Hargeysa “KAAH@“ ayaa magaca kala Mid ah urur dhowaan dowlada Puntland ka aasaastey Garowe kaas oo qayb ka ahaa doorashooyin gole degaan oo ka dhacey Sadex degmo.

Landers please this is embarassing, arrest this man. He probably studying puntland laws on our government website.
 
FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Magaca Kaah, waxa hore u haystay Urur Siyaasadeedka Madaxweyne Deni ee Puntland, Maantana waxa loo bixiyey Urur Siyaasadeedka cusub ee Maxamuud Xaashi ee Somaliland.

Maxaa kaga baxey Arintani, halkeyse iska Shabahaan Labadan Astaamaha Labadan Urur?
Ku XIDHNAAW

Hikmaawi media

294872197_188086496898071_5911976761981856371_n.jpg

This is the government party of Puntland. Kaah

294899455_188086543564733_3587925653216372974_n.jpg

#STOPTHECOPY
Its good they didnt take logo also :hillarybiz: .
 
Here I found it

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sahra kiin Wasiir ku xigeenka Haweenka Puntland-

"Urur siyaasadeedka Kaah Sadex 3 sano ka hor ayaa Puntland lagaga dhawaaqay , Somaliland maxaa ka qaldan sidee urur Siyaasadeed Soomaaliya ka jira hir galay oo shaqeeynaya doorasho ku tartamay magaciisa ay Somaliland u qaadan kartaa

Waxay ku tusaysaa inaanu ururkaa magaca copy-ga wataa ee Somaliland lagaga dhawaaqay aanu ku iman fikir iyo hal-abuur."
May be an image of 2 people, people standing and text that says ERYAL
 
Wait is that what she said?
 
Trending

Latest posts

Top