#Hargeysa: Beegsiga lagu hayo Haweenki iyo caruurti kasoo jeeda SSC-Khaatumo ee ku sugnaa magaalooyinka Burco, Berbera iyo Hargeysa ayaa sii laba lixaadsaday.
Dhacdadaan ayaa caawa ka taagan Hargeysa iyada oo la diiwaan-geliyay qoysas guryaha lagu weeraray tan iyo dhacdadii 25 bishaan Somaliland xooga looga soo saaray deegaanadii ay uga harsanayd gobalka Sool.