Imagine getting cucked in your own turf by a homeless and incompetent 1 KM square of leader from Gedo, the abuse Mogdishu folks have been getting from Farmaajo is unbearable, ororderingrive by shooting and armed raids on their EX-president's/candidates houses and intimating them with foreign forces and now denying them to have a peacefull tribal meeting in a hotel.
Let us be honest Hawiye folks has big balls when it is comes to other tribes but are usually submissive,obedient and scared shitless when it comes to foreign forces.
Few of the Farmaajo Hawiye paid elders against the postponed meeting by the Mudulood elders in Mogadishu.

Let us be honest Hawiye folks has big balls when it is comes to other tribes but are usually submissive,obedient and scared shitless when it comes to foreign forces.
Dawlada Oo Diiday Qabsoomida Shir ay Muqdisho ku Lahaayeen Odayaasha Beelaha Hawiye
January 3, 2021
Mohamed Bilibili
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lasoo warinayaa iney is hortaagtay shir weyn oo ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen maanta odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye.
Dadka u xil saarnaa qaban qaabada shirkaan ayaa warbaahinta u sheegay in hay’adaha dowladda la wadaageen qorshaha shirkooda, balse lagu gacan seyray, loona diiday iney shir ku qabsadaan mid ka mid ah hoteelada ku yaalla magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa lagu soo casuumay inka badan 250 xubnood, waxaana ujeedkiisu ahaa in odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye uga hadlaan xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta iyo sida xal lagu heli karo.
Inkasta oo ay jirto diidmada dowladda, hadana odayaasha dhaqanka ayaa weli waxey ku adkeysanayaan iney qabsadaan shirka iyagoo u arka xuquuq dastuuri ah oo ay leeyahiin, waxeyna arintaan kusoo aadeysaa xilli wasaaradda Amniga ay mamnuucday in qof aan madaxda sare ee dowladda aheyn aysan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho la gali karin hub.
Dowladda Soomaaliya ayaa sii kordhineysa cadaadiska ay saareyso dhammaan dhinacyada ay u aragto inaysan ku aragti aheyn, taasi oo dadka qaar ay ku macneeyey billowda nidaamka kali-talisnimo.
![]()
Dawlada Oo Diiday Qabsoomida Shir ay Muqdisho ku Lahaayeen Odayaasha Beelaha Hawiye | Awdal Media
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lasoo warinayaa iney is hortaagtay shir weyn oo ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen maanta odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye. Dadka u xil saarnaa qaban…awdalmedia.com
Few of the Farmaajo Hawiye paid elders against the postponed meeting by the Mudulood elders in Mogadishu.
Last edited: