Thank you for standing with the people of reer Beledweyn against Farmajoo and his Gedo militia
Galmudug-State VIP Jan 27, 2022 #1 Thank you for standing with the people of reer Beledweyn against Farmajoo and his Gedo militia
Galmudug-State VIP Jan 27, 2022 #2 No more fagash in internal HAG affairs. Reer Hirshebelle will fix their own house. Waa shanta wasiir ee loo magacaabay Xasaradaha iyo Kacdoonka Beledweyne kala shaqeeyaan Maamulka Hirshabeele. 1: Wasiirka Arimaha Gudaha federaalka iyo Dib u heshiisiinta Gen Muqtar Hussein Afrax Gudoomiye. 2:Abdullahi Mohamed Nor Wasiirka Amniga Gudoomiye ku xigeeyn. 3:Abdulqadir Nor Jaamac wasiirka Gaashaandhiga Xubin. 4:Fowziyo Abiikar Nor Wasiirka Caafimaadka Xubin. 5:Khalif Abdi Omar Wasiirka Ganacsiga Xubin Waxaan rajeynayaa in illaaheey idii fududeeyo Howsha Culus ee leydiin magacaabay.
No more fagash in internal HAG affairs. Reer Hirshebelle will fix their own house. Waa shanta wasiir ee loo magacaabay Xasaradaha iyo Kacdoonka Beledweyne kala shaqeeyaan Maamulka Hirshabeele. 1: Wasiirka Arimaha Gudaha federaalka iyo Dib u heshiisiinta Gen Muqtar Hussein Afrax Gudoomiye. 2:Abdullahi Mohamed Nor Wasiirka Amniga Gudoomiye ku xigeeyn. 3:Abdulqadir Nor Jaamac wasiirka Gaashaandhiga Xubin. 4:Fowziyo Abiikar Nor Wasiirka Caafimaadka Xubin. 5:Khalif Abdi Omar Wasiirka Ganacsiga Xubin Waxaan rajeynayaa in illaaheey idii fududeeyo Howsha Culus ee leydiin magacaabay.