Somalia military officers arrive in Sanaag (Somalia National Army Sanaag branch enlisting)

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Feb 9, 2018

Deg deg daawo: Saraakiil ka Socdey Wasaaradda Gaashaan dhigga Dawlada Federaalka Soomaaliyeed iyo xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa soo gaadhey gobolka Sanaag.


Waxa soo dhoweeyey Taliyaha Qaybta 9aad ee CiidankaGobolka Sanaag Col. C/laahi Cumar Cashuur oo ay ugu socdeen iney diiwaan geliyaan ciidankiisa ku sugan meelo badan oo gobolka ah.


Safarkooda ayaa waxa ku weheliyey shaqaalaha Salaam Bank oo iyagu xogta ciidanka qaadanayey si Akoono loogu furo askara Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee qaybta Sanaag.


1.png

j.png



http://khaatumonews24.com/2018/02/0...cda-oo-sanaag-gaadhay-iyo-qorshaha-ku-duugan/
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top