@Teeri-Alpha your an economist, is this an 'accurate' definition of Interest rate on currency?
According to this theory, Interest is the reward for the productive use of the capital which is equal to the marginal productivity of physical capital. Therefore, those economists who hold classical view have said that “the rate of Interest is determined by the supply and demand of capital.
I am working of that definition and theory because that's what I see also. Why does Somalia refuse Interest rate? you can't perform in a world that 'increases' and 'decreases' their 'supply' of capital. Capital is linked to supply/demand. Warheedhe af somali hadi aad uu bahan tahay in lagu fasiro. Hadi aysan jirin 'baahi' dhinaca suuqa siiba maal gelinta iyo 'ganacsiga', bankiyada waa 'yaraysa' 'lacagta' suuqa la gelinayo ama waa 'lacag' aan loo bahnayn oo meesha ka buuxsamayso sida Somalia ku dhacdo waxayna marki dambe ku dhacayso suuqa 'sicir' wayn iyo lacagta laga shakiyo ileen meel walbo bay iska taala, xitaa niin barakac ah oo aad oog tahay inu liito ba iska wareegayo isago lacagta siita, inkasto uusan ISTAHILIN. Markas ayuu qiimaha lacagtasi jabaysa.
They apply the same model marki 'suuqa' ganacsi iyo maalgelin badan ka socoto sida dhismaha, ganacsi furasho, infrastructure sida laamiyo, ama 'dhaqdhaq' kasto ha noqote ama diaspora, local, dibed, waa inu jira banki oo waxasi 'control' ku samayo si uu lacag ku filan dhaqdhaqasi geeyo ama waxaa yaran doono currency iyo waxaa istagayso suuqi iyo QAYLO Ba dhacayso iyo rabsho runti. Wa ariin xitaa amniga khatar gelin karta hadi aadan bankiyo wanaagsan haysan oo la janqaadayo aduunka.
Ama ii naca Ama II jeclada @Jablibax aduunkani sidas weeye. Interest rate ma aha 'ribo', lacagtasi waa in control lagu sameya ama 'fowdo' bay noqonaysa akhirki, wax kasto aduunka hadi aysan nidaam jirin, fowdo weeye. Lacagta Somalia haloo sameeyo 'bankiyo' ka amar qaato dawlada oo sheegayso 'interest' rateka sanad kasto la saarayo lacagta si ay la janqaado baahiyada suuqa jira ama wallahi amni xumo ba imanayso. Marka garan mayo kelmadani 'banki islami' ah