Bohol
VIP
Damn two big L within a week. Expect more to come.
1. Mogadishu takes over the airspace
2. Somalia planning minister arrives in Sanaag
Deg Deg Daawo:Wefti Dawlada Soomaaliya Ka Socda Oo Gaadhay Gobolka Sanaag.
Ceerigaabo Gobolka Sanaag waxaa maanta booqasho ku tagay wafdi Balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Hassan, Waxaana Wasiirku booqanaya magaaloyinka Badhan, Dhahar iyo dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo.
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Hassan oo Warbaahinta kula hadlayey Ceeldaahir wuxuu yiri “ujeedka aan Muqdisho uga imid, waa inaan ogaano baahiyaha jira si aan wax uga qabano”
Wuxu noqonaya Masuulkii ugu horeeyay ee heer Federaal ah oo booqanaya Gobolka, Wasiir Jamaal ayaa maalmahan booqasho ku joogay Puntland.
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tegay Sanaag