Hanti-dhawrka guud oo ka horyimid tallaabo ay qaadeen Golaha Wasiirada Rooble
Muqdisho (Caasimada Online) - Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa si rasmi ah ugu wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo Golaha Wasiirradu ay ku ansixiyeen shirkii toddobaadlaha ee Khamiistii. Qoraalka wargelinta ee Xafiiska Hantidhawrka...
www.caasimada.net
The last minute looting of the Finance Ministry has been stopped