The lyrics are deep about 2 females conversating. One of them was dumped but can't let go of the memories and hopes he'll return while the other is discouraging her from wasting her time waiting for him.
Anaa dawo ii tahoo naftayda ku dooratee waliba kugu daalayoo ilmana kuu daadiyee
Midaan tiisii dayacay dantaada maxaa ku xiray.
Anuu dooq ii yahaow nafayda dayn karin, inuu iisoo dabcaa dulqaadka ku dhowrayaa...
Adiga uunba ku daalayee miyuu ku dareemayaa anaa dumar kula ahee naftaada ha u bahdilin xubigan dacarta ah.